Trending Now
srtv waa wehelkaaga
Jaamacada Dir dhaba oo ay ka qalin jabiyeen 63 ardey oo...
waxaaney ardeydaasi ka qalin jabiyeen machadka Af Soomaaliga iyo Suugaanta ee jaamacadaas, waxaana xafladaas ka hadley Guuleed Khadiir oo ah madaxa Machadka...
CODKA CIDA AAN CODKA LAHAYN
KU XIDHNOW
Bari iyo maalinta dhir beerista Dalka.
Waxaa lasoo gabogabeeyey qorshihii diyaargarowga dhir beerista deegaanka Soomaalida.
Waxaa maalinta bariya oo ay taariikhdu...
SRTV
Shirkii golaha Wasiirada deegaanka oo ka furmay Jigjiga.
Waxaa saaka ka furmay hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha DDS Shirkii golaha wasiirada deegaanka oo u shir...
KA BOGO
Madaxwaynaha DDS oo soo kormeerey qiimaynta degmooyinka, gobolada iyo maamul magaalooyinka DDS
.
Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta soo kormeeray goobaha ay ka socoto qiimaynta maalintii labaad u...
Magaalada Jigjiga oo bilaa laydh ah Maanta.
Magaalo madaxda dawlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga ayaa mudo ka badan dhawr iyo toban saacadood oo maanta...
Munaasabad lagu soo dhawaynayey sanadka cusub oo Harar ka dhacdey.
Waxaa magalada Harar ka qabsoontey munasabad lagu soo dhaweynayey sanadka cusub oo ay soo diyariyeen ciidamada Difaaca Qaranka...
Wardheer oo laydh la’aan ka cabaneysa.
Magaalada Wardheer ee caasimada gobolka Doolo ay aka cabanaysa
laydh la’aan waxaaney sheegeen dadka ku dhaqan magaalada in...
Xogta Cusub
Dood cilmiyeed ku saabsan isticmaalka baraha bulshada oo Jig jiga lagu qabtey.
Kulan dood cilmiyeedah oo ay soo agaasimeen dhalinyarada deegaanka iyo qaar ka mid ah qurba joogta ayaa ka qabsoomey magaalada Jigjiga,...
Mas’uuliyiin ka tirsan XDS oo la hadlay SRTV.
Maxamed Cumar Axmad, madaxa arrimaha siyaasada ee xisbiga talada haya ee XDS, iyo Xabiib Muxumed Yuusuf, oo ka...
Xisbiyada siyaasada Itoobiya oo maanta Adis Ababa ku kulmey.
Xisbiyada siyaasda eek a jira wadanka Itoobiya ayaa manta kulan
ku leh Xarunta gudiga dhaqaalaha Afrika ee jimciyada quruumaha...
Xisbiga Dimoqraadiga Axmaarada (ADP ) ayaa ugu deeqey 5.4 M Birr si...
Gudiga ADP ayaa ku dhawaaqey in ay siinayaan lacag dhan 5.4 million birr si ay ugu caawiyaan qoysaskii ku...
Qalinjabinta Dufcadii 3aad Kuliyada Caafimaadka Ee Qabridahar
Xaflada Qalinjabinta Dufcada 3aad ee Ardayda Kuliyada Caafimaadka Maamulka Magaalada Qabridahar ayaa kadhacday Magaalada qabridahar
Waxaana Kasoo...
Recipes
Wafti uu hoggaaminayo madax-weyne ku xigeenka DDS oo gaadhay magaalada Dhagax-buur.
waftigan uu horkacayo madax-weyne kux igeenka DDS Mudane Aadan Faarax Ibraahim oo saaka gaadhey maamulka magaalada Dhagax-buur ayaa...