Waxaa magaalada mooyaale kabiloowday kulan looga hadlayo xal uhelida iskudhacyada soodimaha.

143

Waxaa magaalada mooyaale kabiloowday kulan looga hadlayo xal uhelida iskudhacyada soodimaha

Moyale april 17/2019 waxaa magaalada mooyaale si rasmi ah uga firmay shirwayne looga hadlayo sidii xalwaara loogu helilahaa khilaafka soodimaha deegaanada jaarka ah.

Kulabkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Masuuliyiin kasocda wadamada itoobiya iyo kenya iyadoo ay sidookalena kulanka kasooqaygaleen Wakiilada hay’adaha Qaramada midoobay.

Wisaarada nabadgalyada JDFI ayaa sheegtay inuu shirkani socondoono muddo 2 maal mood ah islamarkaana si qotodheer looga hadli doono sidii xalwaara loogu heli lahaa loona afjari lahaa iskudhacyada bulshada Jaarka ah islamar ahaantaana shacabka dariska ah looga dhex abuuri lahaa isfahan iyo nabad kuwada noolaanshihii horey loogu yaqaanay.

Sidookale Wisaarada ayaa Tilmaantay in kulankan mooyaale sibalaadhan loogu lafaguri doono sidii dhibaatooyinka loogu calin lahaa nidaamyada dhaqamiga ah ee ay bulshadu u adeegsan jireen xalinta khilaafaadka.#FBC