Madaxweynaha DDS oo ugu baaqey bulshada in ay is taageeraan bisha Ramadaan

187

Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxmued Cumar ayaa guud ahaan ugu hamabalyey muslmiinta iyo gaar ahaan dadweynaha dawlada deegaanka Soomaalida dhalashada bish Ramadaan, waxaanu ka codsadey muwaadiniinta in ay is caawiyaan oo ay wax taraan dadka itaalka daran.

Waxaa kale oo uu sheegey madaxweynuhu in xukuumadiisu ay qorshaysey in ay caawimo u fidiso dadka dan yarta ah iyo kuwa barakacayaasha ah waxaanu aad ugu tirtirsiiyey buashada Soomaaliad ah in ay wax isla qabtaan.