Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo ka qayb galay dood ka dhacdey xafiiskiisa

181

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa ka qayb galay dood uu soo diyaariyey xafiiskiisu taasi oo ay ka qayb galyeen ama ay ahaayeen dadka ugu muhiimsan ee dooda hogaaminaayey Meaza Ashenafi, oo ah gudoomiyaha Maxkamada Sare, Muferiat Kamil, wasiirka nabada , iyo Dr Dagnachew Assefa, Barafasoorka safsalada ee Jaamacada Addis Ababa University (AAU).

Dooda aya adiirada lagu saarayey sareynta qaanuunka, cadaalada iyo dimoqraadiyada markii ay aqoonyahanada iyo wasiirada ka qayb qaadanayey soo jeediyeen fikradahoodii waxaa halkaas ka bilaaban tey in ka qayb galayaashu su’aalo waydiiyaan soo jeediyayaasha>

waxaa aad loogu nuux nuuxsadey ilaalinta iyo daryeelka muwaadinka waxaanu ra’iisal wasaaruhu soo jeediyey in arimo badan oo hor yaala dawlada ay sabir u baahan yihiin.