Wardheer oo laydh la’aan ka cabaneysa.

336

Magaalada Wardheer ee caasimada gobolka Doolo ay aka cabanaysa laydh la’aan waxaaney sheegeen dadka ku dhaqan magaalada in mudo shan iyo toban cisho ah aaney arag koronto, waxaaney intaas ku dareen in mudada bisha Ramadaan ay ugu daran tahay.

Waxaa kale oo ay dawlada deegaanka Soomaalida ka codsadeen in ay shaqaalaha shirkada korontada ka dhigaan mid la xukumi karo, taasi oo ay ku tilmaameen in ay yihiin hay’ad ka madax banana markaa sidani ma ah mid wax ku socon karaan.

Cabashada laydh la’aanta ayaa ah mid ka jirta magaalooyin badan oo deegaanka iyo Wadankab ah laakin waa la kala daran yahay