Xisbiyada siyaasada Itoobiya oo maanta Adis Ababa ku kulmey.

478

Xisbiyada siyaasda eek a jira wadanka Itoobiya ayaa manta kulan ku leh  Xarunta gudiga dhaqaalaha  Afrika ee  jimciyada quruumaha ka dhaxeysa  (ECA) eek u taala caasimada Adis Ababa waxaaney ka wada hadlayaan xaalada taagan.

Kulanka waxaa ka soo qayb galay ra’iisal wasaare  Abiy Axmed , kulankuna waxa uu  xooga saarayaa  furasadaha iyo mushkiladaha wadanka hor yaala.

Kulankan waxaa ka soo jeedin doona  qoraalo cilmi baadhis ah  Dr.Semir Aman, Prof. Hizkias Assefa, Dr. Elizabeth Hailegiorgie iyo Andualen Arage.