Shirkii golaha Wasiirada deegaanka oo ka furmay Jigjiga.

246

Waxaa saaka ka furmay hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha DDS Shirkii golaha wasiirada deegaanka oo u shir gudominayey madaxwaynaha dawlada deeganka somalida mudane Mustafe Muxumed Cumar waxaana ka soo qayb galay xubnaha gulaha wasiirada deegaanka oo dhan.

Shirkan golaha wasiirada deegaanka ayaa lagaga hadlay laguna ansaxiyay qodobo oo ay ka mid muhiim ah oo ay k mid yihiin qiimeyntii dhawaan lagu sameeyey xafiisyada deegaanka, arimaha bulshada iyo qodobo kale.