Ra’iisal wasaare Abiy oo booqdey deegaanka Guji

178

Ra’iisal wasaare dr. Abiy Axmed oo ay weheliyaan madaxweynaha gobolka Oromiya Shimalis Abdisa, kan SNNP Million Mathios iyo Muferiat Kamil oo ah wasiirka nabada ayaa booqdey deegaanka Guji oo ay ku sugan yihiin ku dhawaad 3000 oo qof oo barakacayaal ah.

Waxaanu wasiirka koowaad sheegey in laga shaqeeyo sidii dadkaas loogu celin lahaa deegaanadoodii iyo tuulooyinkii ay ka soo bara kaceen.