Rw/ ku xigeenka Itoobiya oo ka hadley falkii lagula kacey hogaanka deegaanka Axmaarada

178

Raysil wasaare ku xigeenka JDFI oo sheegay in falkii foosha xumaa ee lagu laayay hogaanka deegaanka Axmaarada dib u dhac ku keenayn geedi socodka horumarka, nabadgalyada iyo mid’nimada Deegaanka Axmaarada.

Raysil wasaare ku xigeenka JDFI mudan Dhamaqe Mokennon oo ka hadlayay xilig lagu jiro aaska qaran ee loo samaynayo hogaamintii lagu laalay iskudaygii afgambi ee ka dhacay deegaanka axmaarada ayaa sheegay dilkii sharcidarnada ahaa lagu beegsaday hogaaminta deegaanka axmaaradu uuna hakad galinayn geedi socodka dimuqoraadiyada, nabadgalyada, horumarka, midnimada iyo isku duubnida shacabka iyo dawlada deegaanka axmaarada.