Madaxwaynaha DDS oo soo kormeerey qiimaynta degmooyinka, gobolada iyo maamul magaalooyinka DDS

585

.

Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta soo kormeeray goobaha ay ka socoto qiimaynta maalintii labaad u socota maamulada Degmooyinka, Gobolada iyo maanul magaalooyinka DDS.

Madaxwaynaha ayaa u kuurgalay geedi socodka ay u socoto qiimayntu, wuxuuna ku booriyay mar uu la hadlayay hogaaminta qiimayntu u socoto in xooga saaraan cad-cadaanta iyo isla xisaabtanka iyo inay ka fogaadaan xagjirnimada ay qabyaaladu leedahay. madaxwaynaha ayaa intaasi ku daray dhibaatooyinka iyo Aafooyinka uu leeyahay Musuqu iyo siday hogaamintu ula dagaalami lahaayeen ugana hortagilahaayeen musuq maasuqa.

Qiimaynta ayaa maalintii labaad u socoto guud ahaanba hogaaminta maamulada Degmooyinka, Gobolada iyo maamul magaalooyinka DDS