Wasiirka arimaha dibada Itoobiya oo la kulmey madaxweynaha Masar.

262


Wasiirka arimaha dibada Itoobiya s Gedu Andargachew ayaa wada hadal la yeeshey madaxweynaha Masar Cabdifataax Sisi isaga oo kula kulmey magaalada Qaahira.
Waxa ay labada dhinaca is dhaafsadeen xidhiidhka ka dhexeeya labada dhinaca arimaha gobolka iyo arimo caalami ah intaba.
Intii uu wasiirku ku sugnaa magaalada Qaahira ee wadanka Masar waxa uu dhir ku beerey xarunta safaarada Itoobiya ee Qaahira.