Trump:Ilahay baa ii doortey in aan hawshan qabto oo aan ka hor tago Shiinaha .

249


Trump ayaa ku dhawaaqey in Ilaahay ugu talo galey in uu ka hor tago Shiinaha, taasina ay tahay qadarkiisa, wuxuu intaas ku darey in madaxdii ka horeysay ay arinkaas ku dhici waayeen.
Mar hore waxaa uu ku sheegey fariin uu twiter-ka dhigey in uu yahay boqorka Israa’iil waxaanan ilaalinayaa ayuu yidhi xuquuqda dhaqaalaha iyo lahaanshaha fikirka ee dadka Mareykanka.
Warka arintan ayaa saaka qabsadey wakaalahada warbaahinta adduunka ugu waaweyn, baraha bulshada iyo dadka wax falanqeeyaba taasi oo ay u arkayeen siyaabo kala duwan.

Xigasho: CNN.COM