Munaasabad lagu soo dhawaynayey sanadka cusub oo Harar ka dhacdey.

165

Waxaa magalada Harar ka qabsoontey munasabad lagu soo dhaweynayey sanadka cusub oo ay soo diyariyeen ciidamada Difaaca Qaranka Ee Taliska bari.

Waxaana munasabadan soo dhaweynta sanadka cusub Ee 2012ka kasoo Qeyb galey qaar kamida sarakiisha ugu sareysa ciidamada qaranka madaxweynayaasha iyo masuliyiin kasocotay dhamaanba deganada dalka, ergooyin iyo qeybaha shacabka magalada harar,
Munasabadan ayaana laga soo jeediyay qudbado kusaabsan hambalyada sanadka cusub iyo guulaha dalka gudihiisa iyo wadamada dariska ay kasameyeen ciidamada qaranka