Gudiyada joogtada ee baarlamaanka DDS oo safar shaqo u baxey.

162


Xubno ka mid aha gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka DDS ayaa maanta sagootin loogu sameeyey xarunta baarlamaanka ee magaalada Jigjiga, iyaga oo u anbabaxey safar ay ku tagayaan deegaanada Oromiya iyo kan Shucuubta koonfurta, si ay khibrad wadaag ula soo yeeshaan.
Waxaaney kulmao kal duwan la yeelan doonaan gudiyada joogtada ah ee labadaas baarlamaan iyaga oo is dhaafsan doona wixii waayo aragnimo ah ee ay is dheer yihiin, si ay u kala faa’iideystaan.