Wafdi wasiiro ah oo booqasho ku jooga gobolada Erer & Nogob.

170

Wafti heer deegaan ah oo ay hor kacayeen Wasiirka xafiiska wax-barashada DDS Maxamed Faatax Maxamed iyo wasiirka xafiiska ganacsiga iyo warshadaha Bashiir Shaafi oo socdaal howleed ku maraya gobolada Erer iyo Nogob, ayaa dhagax dhigay, dugsiga sare ee degmada Cayuun ee gobolka Nogob. Masuuliyiinta waxay sidoo kale kormeer ku sameeyeen mashaariicda horumarineed ee ka socda goboladaasi,sidoo kale waxa ay dhagax dhigi doonaan mashaariic kale oo horu maraineed.