Mas’uuliyiin ka tirsan XDS oo la hadlay SRTV.

227


Maxamed Cumar Axmad, madaxa arrimaha siyaasada ee xisbiga talada haya ee XDS, iyo Xabiib Muxumed Yuusuf, oo ka tirsan golaha dhexe ee isla xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida, oo maanta waraysi siiyay SRTV, ayaa ka hadley arimo mihiima oo dhinacyo badan taabanaya, waxay mas’uuliyiintu hoosta ka xariiqeen, inay midnimada umada soomaaliyeed ay tahay mid muqadas ah, oo aan wax Soomaalinimo ka hooseeya, gorgortan siyaasadeed lagu gali karin marka laga hadlayo nidaamka fadaaraliga ah ee ku dhisan qawmiga,
Waxayna intaas raaciyeen, in xisbiyo siyaasadeed oo huwan magac qabiil ay umada u horseedi karaan oo kaliya, kala qaybssnaan iyo tafaraaruq siyaasadeed.