Shir waynaha Golaha dhexe ee EPRDF oo barri furmaya.

191


xarunta Golaha dhexe ee EPRDF ayaa sheegtay in shirwaynihii golaha dhexe ee EPRDF uu Maalinta barri ah oo kubeegan 11ka bisha hidhaar ee 2012ka uu furmayo, iyadoo lafilayo in shirkan golaha dhexe lagu ansixin doono nidaamyada wadaraynta xisbiyada dalka.