Gudoomiyaha shirkada Calibaba oo Addis Ababa Soo gaadhey.

77


Ninka Shiinaha u dhashey ee bilyaneerka ah ee lagu magacaabi Jack Ma, isla markaana ah aas aasaha iyo gudoomiyaha shirkada Calibaba ayaa soo gaadhey magaalada Addis Ababa oo uu dhawr cisho booqasho ku joogi doono.
Isla markii uuyimid Jack Ma waxa uu la kulmey ra’iisal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed.