Xashiishad lagu qabtey Jigjiga oo la gubey.

89


Ciidanka amaanka gobolka Faafan ayaa maxkamada gobolka hor keeney xashiishad fara badan oo ay ku soo qabteen meelo kala duwan oo ka mid ah magaalada, taasi oo lagu gubey mele fagaare ah.
xashiishada ayaa ah maan dooriye aad u dhib badan oo adduunyada dhibaato ku haysa.