Xafiiska jidadka DDS oo soo kormeerey biriijka Shaygoosh ee dhawaan go’ey.

165

Injineero ka socda xafiiska jidadka iyo gaadiidka ee DDS, ayaa kormeer ku sameeyey wadada laamiga ah ee isku xidha Jigjiga – Qabri-dahar, iyagoo u kuur galay xalada buundooyinka wadada iyo dhibaatada kale ee roobabku wadada u geysteen injeenarda waxay kale oo ay soo kormeereen buintda Sheygoosh oo dhawaan daadadkii roobabkii da’ay ay gooyeen warka ayaa intaas ku daraya in waqtixaadirkan sheygoosha laga bilaabey dhismahaBriij kumeel gaadh ah oo biro laga sameynayo inta laga dhisayo tan rasmiga ah. Intii ay go’dey biriijkani ayaa waxa ay dhibaato weyn ku haysey isku socodka gaadiidka kala duwan ee wadadaas mara.