Kulan lagu soo dhawaynayey bilada nabada aduunka ee uu soo qaaday dr Abiy Axmed oo ka dhacay jigjiga.

120

Kulan balaadhan oo lagu soo dhawaynayay bilada nabada aduunka ee uu soo qaaday raysul-wasaaraha dalka Dr abiy ahmed ayaa ka dhacay xarunta deegaanka ee jigjiga.

Kulankan waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiinta ugu sareeya xukuumada deegaanka oo uu ka mid yahay madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar, golaha wasiirada DDS, shaqaalaha dawlada iyo marti sharaf kale.