Shirkii Golaha Amaanka DDS oo ka furmay xarunta madaxtooyada.

156

Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Todobaadlah Ah Ee Golaha Amaanka Deegaanka. Shirkan oo ah kii caadiga ahaa ee golaha amaanka deegaanka oo ay todobaad walba maalin yeeshaan ayaa waxaa looga hadlayay xaaladaha nabad galyada deegaaanka
Ee todobaadkii lasoo dhaafay
Waxaana la iskula wadaagay warbixinta nabad galyada deegaanka si loosii xoojiyo xasiloonida nabadgalyada shacabka loogana hortago wax kasta oo khatar ku noqon kara amniga deegaanka.

Shirkan ayaa markuu soo dhamaaday waxaa srtv la hadlay hogaanka nabadgalyada deegaanka mudane C.Caadil Xasan isagoona ka warbixiyay qodobadii laga wada hadlay iyo go,aanadii kasoo baxay shirkan.

Warkan oo dhamaystiran kala soco