Bayaanka xakamaynta hadalada nacaybka iyo fidinta xogaha beenta ah oo laga xaajooday.

205

Gudiga joogtada ah ee sharciyada & dimuqraadiyada wakiilada shacabka JDFI iyo qaar ka mid ah qaybaha bulshada dalka ayaa ka wada xaajoonaya meel marinta qoraal qabyeedka bayaanka xakamaynta hadalada nacaybka iyo fidinta xogaha beenta

Qaybaha kala duwan shacabka ayaa ka tala bixiyay bayaanka qabyo qoraalka ah, waxayna sheegeen in ay bayaanka kujiraan qodabo iyo erayo macneyaal si kale loo fahmi karo leh, islamarkaana ay tahay in dib uhabayn iyo sixid lagu sameeyo erayada macnaha khaldan bixinkara ee bayaanka.