Khabiiro Xafiiska Biyaha Dds Oo Soo kormeeray Ceelasha Biyaha Ee G.doolo

149

Khabiiro ka socday xafiiska biyaha Dds oo howlo shaqo ku jira ayaa soo kormeeray habsami ushaqaynta ceelasha biyaha ee kuyaala gobolka doolo.

Ceelashan oo ay tiradoodu dhan tahay 33 ceel ayaa waxaa wakhti xaadirkan shaqaynaya 29 ceel halka 4 ceel dayactir iyo dib-uhabayn ay ku socoto islamarkana dhawaan la howlgalin doono.

Ceelashan ayaa qayb kanoqon doona dadaal xafiiska biyuhu kuwado sidii bulshada gobolka doolo biyo nadiifa u heli lahaayeen.