Madaxweyne mustafe oo maanta kulan la yeeshay qoomiyadaha ku nool magaalada jigjiga.

290


Kulankan oo looga hadlayay xaalada wadciga dalka iyo deegaanka,ayaa waxaa ka soo qaybgalay wakiilada qoomiyadaha iyo hoggaaminta diimaha Kiristanka,ayaa waxaa shir guddoominayay madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumar.
Waxaana lagu saaray,sidii layskag kaashan lahaa ilaalinta nabada iyo amniga deegaanka.