Shir looga hadlayo nabada iyo horumarka oo lagu qabtay degmada Mooyaale.

195

Kulankan oo lagu qabtey Dugsiga hoose dhexe ee Jaamuq ee degmada Mooyaale ee gobolka Daawa,oo ay ka qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada deggan tuulooyinka malab iyo jaamuuq, iyo masuuliyiinta degmada oo ay ugu horreeyaan,gudoomiyaha degmada mooyaale mudane Bishaar Aaden keeyaatow iyo madaxa arimaha xisbiga degmada mooyaale mudane Axmed maxamed.Ahmiyada kulankan ayaa ahayd sidii loosii xoojin lahaa hormarka, nabadgalyada iyo maamulka suuban.