Wasiirada maaliyada bariga Afrika oo kulan uga furmey wadanka Djibuuti.

149

Wasiirada maaliyada wadama bariga Afrika ayaa maanta waxaa uga furmey shir ay kaga wada hadlayaan iskaashiga dhaqaalaha iyo horu marinta maaliyada wadamada bariga Afrika.Waxaana shirkan ka qayb qaadanaya wasiirada maaliyada ee Itoobiya , Soomaaliya, Djibuuti, Ereteriya iyo Kenya.