Maamulka Deg. Shiniile o bilaabey furista wadooyinka waaweyn.

133

Maamulka degmada Shiniile ayaa bilaabey furista wadooyinka waaweyn ee halbowlaha u ah degmada Shiniile, sidoo kale waxa uu maamulku arintaas garab wadaan diyaarinta qorshe hagaha magaalada.Duqa degmada Shiniile Eng Mustafe Geedi Xasan ayaa sheegey in ay diyaarinayaan dhulka la rabo in ay magaaloobaan ee ay magaaladu ku fidi doonto mustaqbalka.