Ra’iisal wasaare Dr. Abiy oo la kulmey qaar ka mid ah madaxda wadamada Afrika.

85

Ra’iisulwasaare Dr Abiy axmed ayaa qaabilay madaxda wadamada Jabuuti,marooko,koonfurta Suudaan,aljeeriya iyo Gini.Madaxweynayaasha iyo hoggaaminta qaarada afrika ee ka qaybgalaysa shirka madaxda midowga Afrika ee 33aad ayaa waxa barbar socda shir gooni gooni ah oo yeelanayaan.Madaxweynayaasha kulamada la qaatay Raiisulwasaare Dr abiy axmed ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loosii xoojin lahaa ilaaqaadka kala dhexeeya itoobiya.Dr abiyi axmad ayaa dalka aljeeriya uga mahad celiyay dadaalkii ay ku bixiyeen ee heshiisiinta eritrea iyo ethiopia.