Shirka madasha wadatashiga Af-hayeenada golaha xildhibaanada degmooyinka, iyo maamul magaalooyinka DDS.

85

waxaa saaka ka furmey madasha shirarka ee xafiiska golaha xildhibaanada DDS, kulanka wada tashiga af hayeenada xildhibaanada DDS, degmooyinka, iyo maamul magaalooyinka DDS, shirkaas oo ay hogaamineyso afhayeen ku xigeenka golaha xildhibaanada DDS marwo Fardowsa Maxamed Muxumed. Shirkan ayaa laba maalmood ee uu socdo waxaa lagu soo bandhigayaa,dhageysiga warbixinada afhayeenada si loo sii xoojiyo qorshayaashabaarlamaanka la isulana meel dhigo wixii dhaliilo iyo caqabado ee jira.