Iskaashatada Hormuud ee jaajuurka oo horu mar ka sameyso shaqadooda.

52


Iskaashatada Hormuud oo ah iskaashato ku bahawdey sameynta jaajurka kana jirta magaalada Shiniile ayaa sheegtey in ay horu mar balaadhan ka sameeyeen, gaadhsiinta jaajurka dhamaanba magaalada iyo meelaha kale ee laga wado dhismyaasha kala duwan.waxa ay sheegeen Mas’uuliyiinta iskaashatadani in ay markii hore ku bilaabeen hal mishiin kaliya ah hadana ay maryaan in ay dhawr mishiin hawl galiyeen, taasina ay u sahleen in ay sameeyaan jaajuur fara badan malain walba.