Jidad iyo kaabayaasha dhaqaalaha magaalaada Q/dahar oo kor loo qaadey.

65

Mashaariic kala duwan oo isugu jira jidad la dhigey dhagaxa qorka ah ( Cable Stone ), kuwo laga dhigey jid cade iyo kuwo lagu sameeyey dib u habeyn aya alaga fuliyey magaalaad Qabri dahar, sida uu u sheegey warbaahinta deegaanka Eng. Cabdi Maxamed Baaruud oo ah maareeyah aadeeg bixinta maamulka magaalada Qabri dahar.Dhinacooda dadweynaha ayaa soo dhaweeyey mashaariicada horu marineed ee laga fuliyey magaalada Qabri dahar.