Wafti uu hoggaaminayo madax-weyne ku xigeenka DDS oo gaadhay magaalada Dhagax-buur.

waftigan uu horkacayo madax-weyne kux igeenka DDS Mudane Aadan Faarax Ibraahim oo saaka gaadhey maamulka magaalada Dhagax-buur ayaa...

Markii ugu horaysay oo la xusayo xasuuqii ka dhacay Ayshica.

Waxaa Markii ugu horaysay Taariikhda Deegaanka Soomalida laga Xusidoonaa Xasuuqii kadhacay Magaalada Ayshica Ee Gobalka Sitti, Xasuuqaas oo...

Golaha baarlamaanka Shiniile oo ansixiyey miisaaiyada sanadeedka 2012 TI.

kulan ay yeesheen golaha baarlamaanka ee degmada Shiniile ayaa waxa ay ku ansixiyeen miisaanaiyad sanadeedka 2012 ee taariikhda Itoobiya, gudoomiyaha...

Madax weynaha oo sheegey in isbadal weyn la sameyn doono.

Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo sheegay in xukuumadiisu hirgalin doonto isbedel la taaban karo, oo dhinacyo badan ah.

Shirka qiimeynta ooka bilaabmey degmada Filintu

Shirka qiimeynta rubuc 4aad ee sanad laha ah aya aka bilaabmey degmooyinka deegaanka qaarkood waxaan ka mid ah degmadu Filintu oo ka...

Golaha wakiilada oo ka doodaya miisaaniyad sanadeedka.

Golaha wakiilada ummada ee dalka Itoobiya (HPR) ayaa maanta ka doodaya miisaaniyad sanadeedka dalka (2019/20) taasi oo uu golaha u soo...

Mareeyaha ururka horumarinta soomaalida oo sheegay in ay xooga saarayaan wax ka qabadka adeegyada...

Mareeyaha ururka horumarinta soomaalida mudane C/raxmaan Salaad Maxamed ayaa sheegay inaysan hada ka hor aaysan ka jirin...

Madaxwaynaha deegaanka oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay waraabinta SRTV.

Madaxwaynaha deeganka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar oo warbaahinta SRTV xafiiskiisa ugu waramayay Ayaa ka hadlay arimo...

Stay connected

94,472FansLike
- Advertisement -

Latest article

Gudiga doorashada qaran ee Itoobiya oo Warbaahinta uqabtay kulan looga hadlayo Anshaxa Warbaahinta &...

Gudiga doorashada qaran ee JDFI ayaa Bahda warbaahinta dalka uqabtay kulan dood cilmiyeed ah oo Afkaar gashi ah unoqda Qorshe hagaha qabyada...

Maxay xambaarsanayd booqashadii DDS, ee tuuloyinka Qabaalle iyo Carrada-madow ee duleedka magaalada Jigjiga?

7 dii bishan ayaa wafdi isugu jira heer-deegan, heer-gobol, heer-degmo iyo heer-maamul magaalo oo uu hogaaminayay madax-weynaha DDS,...

Ethiotelecom ayaa sheegtay inay 100 Milyan oo birr khasaartey

Shirkada isgaarsiinta Teleefoonada itoobiya ee Ethio-telecom ayaa sheegtay in 6dii bilood ee lasoo dhaafay dhibaatooyinka dhanka horumarinta aas-aasiga uga yimid darteed ay...