Home Wararka

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...

Tababar u socdey macalimiinta kuliyada farsamada oo Jigjiga lagu soo af meerey.

Tababar uga socdey macalimiin laga soo kala xuley kuliyada farsmada gacanta ee DDS, ayaa lagu soo gabagabeeyey xarunta kuliyada farsamada gacanta ee...

Hay’ada USAID oo xirfadlayaal caafimaad tababar u qabtey.

Hay'ada USAID ayaa xirfadleyaal caafimaad oo laga soo kala xulay qaar ka mid ah xarumaha iyo cisbitaalda caafimaadkaee deegaanka...

Kulan looga hadlayo sidii xal waara loogu heli lahaa barakacayaasha ayaa lagu qabtay xafiiska...

Kulankan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumar,ayna ka qayb galeen xafiisyada bah-wadaagta iyo haayadaha...

Xafiiska beeraha DDS oo deg. Awbarre ku qabtey tababar.

Xafiiska beeraha DDS ayaa tababar ujeedadiisu ahayd maareynta arimaha dhulka ugu qabtey 50 xubnood oo laga soo kala xuley qaybaha kala...

Xogyaha arimaha dibada Mareykan Mike Pompeo oo kulan la qaatey RW, Abiy.

Xoghayaha arimaha dibada Mareykan Mike Pompeo ayaa wada hadal maant akula yeeshey xafiiskiisa RW, dalka Dr. Abiy Axmed waxaaney ka wada hadleen...

Madax-weynaha DDS oo soo kormeeray mashaariic ka socota Jigjiga.

Madax-weynaha DDS, Mustafe Muxumad Cumar, oo ay wahelinayaan qaar ka mid ah mas'uuliyiinta heer Deegaan; ayaa soo kormeeray mashaariico ballaadhin...

Xarunta kaydka dhiiga oo bilowdey in ay si bilaash ah ku bixiso dhiiga.

Xafiiska caafimaadka DDS ayaa si rasmi ah u shaaciyay in hada wixii ka danbeeya  uu keydka dhiiga     ( Bangiga Dhiiga)...

Hogaanka sare ee xisbiga PP iyo qaar ka mid ah aqoonyahan deegaanka oo ka...

Qaar ka mid ahaa maamulka sare iyo golaha dhexe ee xisbiga Barwaaqo, laantiisa deegaanka Soomaalida iyo qaar ka mid...

Hay’ada laan qeyrta cas ee Jigjiga oo baabuur Ambalaaso ah lagu wareejiyey.

Hay’ada laan qeyrta cas qaybteeda magaalada Jigjiga ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey sadex baabuur oo Amblaasyo ah iyo hal gaadhi...

Stay connected

96,636FansLike
- Advertisement -

Latest article

Tababarka xisbiga barwaaqo hada toos uga furmey Doolo Cado.

Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen...

Madax ka socotey hay’ad Jabaaniis ah oo booqdey mashruuca G/Godey.

Mas'uuliyiin sare oo ka socdey hay'ada laga leeyahay dalka Jabaan oo dhinaca horu marinta kaabayaasha dhaqaalaha u qaabilsan, marka magaceeda la...

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...