Home Wararka

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Xafiiska xanaanada xoolaha oo xadhiga ka jarey xarun caafimaad.

xafiiska xanaanada xoolaha ee DDS ayaa maanta xadhiga ka jarey xarun caafimaad oo xanaanada xoolaha ah, taasi oo laga yagleeyey degamada Shilaabo...

Dood cilmiyeed ku saabsan isticmaalka baraha bulshada oo Jig jiga lagu qabtey.

Kulan dood cilmiyeedah oo ay soo agaasimeen dhalinyarada deegaanka iyo qaar ka mid ah qurba joogta ayaa ka qabsoomey magaalada Jigjiga,...

Seeraha duurjoogata qaran ee Gerraalle ee gobolka Daawa ayaa wada hawlo lagu hormarinayo dhaqaalaha...

Seeraha qaranka ee Garraale (Gerrale National Parka) ayaa Wada Hawlo lagu Hormarinayo Khayraadka dihin ee Seeraha islamarkaana lagu kor loogu qadayo ilaha...

Itoobiya waxa ay taagan tahay catabad khatar ah.

Isbadalkii ka dhacey wadanka Itoobiya sanadkii horena ay bilaabmeen midhihiisu, inkasata oo uu mudo soo taxnaa, hada waxa ay taagan tahay...

Mashruuc loogu tala galay deegaanada xoolo dhaqatada oo la daah-furey.

mashruucan oo ay ka faa'iidaysanayaan 100 degmo oo ku kala yaal Deegaanada Soomaalida,Canfarta,Benishangul,Gambela,Oromia iyo shucuubta koonfureed ayaa waxaa ku baxaysa 451...

Wasiirka maaliyada ee JDFI Axmed Shide ayaa kulan wada xaajood ah la yeeshey...

Wasiirka maaliyada iyo iskaashiga dhaqaalaha JDFI Mudane Axmed shide ayaa kulan wada xaajood ah layeeshay maareeyaha wakaalada horumarinta...

Shir weynaha caalamiga ah ee macadka caafimaadka bulshada ayaa Itoobiya ka furmay.

Shirwaynahan oo qabashadiisa ay kutartameen wadamada sweeden iyo brazil ayaa la go'aamiyey in Markii 2aad Wadankan Afrikaan ah lagu qabto.

Shir ku saabsan biyo xidheenka Abay oo Jig jiga lagu qabtey.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta iyo shaqaalaha xafiisyada kala duwan ee deeegaanka somalida ayaa looga hadlay xaalada...

Shir aan caadi ahayn uu maanta XDS uga furmey maanta Jig jiga.

Shir-weynihii 1aad ee aan caadiga ahayn, ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida, XDS, ayaa si rasmi ah uga furmay madasha shirarka, ee Kaali 1...

Shirkii golaha wasiirada ee IGAD oo Addis ababa ka furmey.

Shirwaynihii 47aad ee Golaha wasiirada Urur Gobaleedka hormaarinta Bariga Afrika ee IGAD ayaa Magaalada Addis Ababa ee Xarunta caasimada itoobiya...

Stay connected

90,628FansLike
- Advertisement -

Latest article

Ra’iisal-wasaare Dr Abiy Axmed oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Norway marwo Erna Solberg.

Raysul-wasaaraha dalka itoobiya Dr Abiy Axmed oo maalintii shalay dalka Norway lagu gudoonsiiyay bilada nabada aduunka, ayaa kulan wada xaajood ah la...

Khudbadihii laga jeediyey xafladii gudoonsiinta RW Abiy bilada nabada.

Waxaa maanta lagu qabtey madasha lagu bixiyo bilada nabada (Nobel Peace prize), ee ku taala caasimada Wadanka Noway...

Xafiiska xanaanada xoolaha oo xadhiga ka jarey xarun caafimaad.

xafiiska xanaanada xoolaha ee DDS ayaa maanta xadhiga ka jarey xarun caafimaad oo xanaanada xoolaha ah, taasi oo laga yagleeyey degamada Shilaabo...