Home Wararka

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Shirkii 2 aad ee gudiga fulinta XDS oo maanta Jigjiga ka furmey

Waxaa maanta ka qabsoomay hoolka shirarka ee madaxtooyada deegaanka Soomaalida Shirkii 2aad ee gudiga fulinta ee XDS,...

Addis Ababa iyo Baxar daar oo degan

Magaalooyinka Addis Ababa ee xunta wadanka Itoobiya iyo Baxar daar oo ah caasimada ismaamulka Axmaarada ayaa labaduba degan maanta ka dib markii...

WAREYSI GAAR AH OO AAN LA YEELANAY ABWAANKA SOOMAALIYEED EE CAANKA AH MAX’UUD C/LAAHI...

HA IS RAACDA DIIDAYE HA IS RAAMSATEE DAA!!!!!!!! WALIGAY DAWLAD KAMA HOR IMAN KANA HOR IMAN MAAYO!!!!!!...

Itoobiya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in ay iska kaashadaan dhinaca cadaalada.

Wafdi uu hogaamanayo wasiir ku xigeenka cadaalada ee wadanka Shiinaha, Liu Zhenyu, ayaa wadad hadal kula yeeshey xeer ilaaliyaha...

Dhibaatada barakucu hor dhac uma aha mustaqbal madow ee waa hadhaagi dhibaatadii horay u...

Wareysigan waxaa qaadey wargeyska Addis Standart ee ka soo baxa caasimada Itoobiya ee Adis Ababa waxaanu madaxweynuhu kaga hadley arimo faraha badan,...

Warkii maanta halkan ka daawo

https://youtu.be/F4jeFVkMQk0

Biyaha kulul ee degmada Erer

Degmada erer oo ka mid ah gobolka Siti ee ismamaulka Soomaalida ayaa waxaa ku taala meel biyo kulul ay ka soo burqanayaan...

Shirar gaar gaar ah oo ka socda caasimadaha deegaanada Itoobiya

Shirar gaar gaar ah ayaa ka socda caasimadaha ismaamulada Itoobiya kaasi oo looga arinsanayo afganbigii dhicisoobey ee shalay ay isku dayeen qaar...

Degmada Dhagax buur oo laga bilaabey balaadhinta dhul beerista.

Deegaanka fal fal oo ka tirsan degmada Dhagax buur aya alaga bilaabey habeynta iyo hagaajinta dhul beereed baaxadiisu le'eg tahay 100 hegtar.

Wararkii u danbeeyey ee af ganbigii dhicisoobey ee Itoobiya

Habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacey ismaamulka Axmaarada inqilaab dhicisoobay oo ay isku dayeen hogaanka nabad galyada gobolkaas iyo saraakiil kale oo...

Stay connected

96,636FansLike
- Advertisement -

Latest article

Tababarka xisbiga barwaaqo hada toos uga furmey Doolo Cado.

Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen...

Madax ka socotey hay’ad Jabaaniis ah oo booqdey mashruuca G/Godey.

Mas'uuliyiin sare oo ka socdey hay'ada laga leeyahay dalka Jabaan oo dhinaca horu marinta kaabayaasha dhaqaalaha u qaabilsan, marka magaceeda la...

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...