Home Wararka

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Bajaajley la ganaaxey.

Gaadiidleyda bajaajta ee iskaga goosha xaafadaha magaalada Jigjiga qaar ka mid ah ayaa maanta xafiiska gaadiidka ee magaalada Jigjiga ku soo rogey...

IGAD Oo Suudaan Ugu baaqdey in isbadaladka wadankaas ka dhacey si Nabadgalyo ah lagu...

Urur Gobaleedka Bariga Afrika ee Afka Qalaad Magaciisa loogu soo gaabiyo IGAD ayaa shacabka iyo ciidamada Suudan...

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Jarar oo soo kormeerey degmooyinka Araarso iyo Yoocaale.

Masuuliyiin uu hor kacaayey G.Ku xigeenka gobolka Jarar Mudane Axmed sh.Claahi ayaa Kormeer hawleed ku soo marey mashariicada laga wado degmooyinka...

Dawalada Suudaan oo la wareegtay hantida Xisbigii Cumar Xasan Albashiir.

Maxamed Alfaaqi oo kamid ah golaha sare ee isbadal doonka suudaan ayaa sheegay, inay dawlada cusub ee dalka suudaan ay lawareegtay guud...

Gudiga qaban qaabada shirka wada tashiga Soomaalida iyo Oromada oo hawlahoodii Soo gaba...

Gudiga qaban qaabada shir weynaha wada tashiga deegaanada soomaalida iyo Oromada ee ka dhacaya caasimada deegaanka ee Jigjiga ayaa galabta yeeshay kulan...

Rw/ ku xigeenka Itoobiya oo ka hadley falkii lagula kacey hogaanka deegaanka Axmaarada

Raysil wasaare ku xigeenka JDFI oo sheegay in falkii foosha xumaa ee lagu laayay hogaanka deegaanka Axmaarada dib u dhac ku keenayn...

Madaxwaynaha DDS Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Ka Socday Hay’ado Kala duwan

Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay'adaha Education for Change iyo...

Madax weynaha DDS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaadhey Baxar daar.

Madax weynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayey ayaa gaadhey magaalada Baaxar Daar e deegaanka Axmaarada halkaasi...

Madax ku xigeenka DDS oo booqasho ku tagey degmada Qabri bayax.

Wafdi u hogaaminayo madax weyne ku xigeenka DDS, Aadan Faarax Ibraahim ayaa kulan la qaatay mas'uuliyiinta magaalada Qabri-bayax, socdaalkan madaxweyne ku...

Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed Oo ka qayb galey Sanad Guurada 25aad Ee...

Ra'iisal wasaaraha JDFI Dr Abiy Axmed oo ka qayb galay sanad guuradii 25aad ee Xasuuqii ka dhacey...

Stay connected

96,636FansLike
- Advertisement -

Latest article

Tababarka xisbiga barwaaqo hada toos uga furmey Doolo Cado.

Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen...

Madax ka socotey hay’ad Jabaaniis ah oo booqdey mashruuca G/Godey.

Mas'uuliyiin sare oo ka socdey hay'ada laga leeyahay dalka Jabaan oo dhinaca horu marinta kaabayaasha dhaqaalaha u qaabilsan, marka magaceeda la...

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...