Home Wararka Page 2

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Golaha xil-dhibaanada iyo hogaaminta sare ee DDS oo uu kulan uga socdo madasha kaali...

Kulankan oo ka socda madasha shirararka Kaali 2, ee madaxtooyada Degaanka Soomaalida, aya waxa ka soo qayb-galay, hogaaminta sare ee DDS,...

Xafiiska jidadka DDS oo soo kormeerey biriijka Shaygoosh ee dhawaan go’ey.

Injineero ka socda xafiiska jidadka iyo gaadiidka ee DDS, ayaa kormeer ku sameeyey wadada laamiga ah ee isku xidha Jigjiga –...

Shirkii gudiga fulinta ee XDS oo soo gaba gaboobey.

Shirkii gudiga fulinta, XDS ee lagaga doodayay barnaamijyada siyaasadeed iyo xeer-hoosaadka xisbiga Barwaaqada ee PP, ayaa soo gabogaboobay.

Horu marinta aas-aasiga ah ee suuq geynta gaaska dabiiciga ah iyo shidaalka oo dhawaan...

Wasaarada macdanta, shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ayaa sheegtay in dhawaan labilaabayo dhismaha hawlaha hormarinta aas-aasiga ah ee...

Shirkii gudiga fulinta ee XDS oo furmay.

Gudiga fulinta ee Xisbiga dimuqraadiga Soomalida (XDS) ayaa hada shir uga furmay xafiiska madaxweyna DDS, shirkan oo uu...

Xashiishad lagu qabtey Jigjiga oo la gubey.

Ciidanka amaanka gobolka Faafan ayaa maxkamada gobolka hor keeney xashiishad fara badan oo ay ku soo qabteen meelo kala duwan oo...

Gudoomiyaha shirkada Calibaba oo Addis Ababa Soo gaadhey.

Ninka Shiinaha u dhashey ee bilyaneerka ah ee lagu magacaabi Jack Ma, isla markaana ah aas aasaha iyo gudoomiyaha shirkada Calibaba...

Dawlada Itoobiya iyo Imaraadka Carabta oo kala saxeexdey heshiis milatari.

Dowladaha Itoobiya iyo isku taga Imaraadka carabta ayaa kala saxeexday heshiis milatari oo laba geesood ah, Heshiiska ayaa...

Shir waynaha Golaha dhexe ee EPRDF oo barri furmaya.

xarunta Golaha dhexe ee EPRDF ayaa sheegtay in shirwaynihii golaha dhexe ee EPRDF uu Maalinta barri ah oo kubeegan 11ka bisha hidhaar...

Kulanka mas’uuliyiinta iyo qurba joogta qaar ka mid ah dalalka Yurub.

Waxaa ka qabsoomay magaalada Amsterdam ee wadanka Holland ama Netherlands kulan ay masuuliyiin deegaanka ah la qaateen jaaliyada deegaanka u dhalatay...

Stay connected

90,628FansLike
- Advertisement -

Latest article

Ra’iisal-wasaare Dr Abiy Axmed oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Norway marwo Erna Solberg.

Raysul-wasaaraha dalka itoobiya Dr Abiy Axmed oo maalintii shalay dalka Norway lagu gudoonsiiyay bilada nabada aduunka, ayaa kulan wada xaajood ah la...

Khudbadihii laga jeediyey xafladii gudoonsiinta RW Abiy bilada nabada.

Waxaa maanta lagu qabtey madasha lagu bixiyo bilada nabada (Nobel Peace prize), ee ku taala caasimada Wadanka Noway...

Xafiiska xanaanada xoolaha oo xadhiga ka jarey xarun caafimaad.

xafiiska xanaanada xoolaha ee DDS ayaa maanta xadhiga ka jarey xarun caafimaad oo xanaanada xoolaha ah, taasi oo laga yagleeyey degamada Shilaabo...