Home Wararka Page 3

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Wasiirada maaliyada bariga Afrika oo kulan uga furmey wadanka Djibuuti.

Wasiirada maaliyada wadama bariga Afrika ayaa maanta waxaa uga furmey shir ay kaga wada hadlayaan iskaashiga dhaqaalaha iyo horu marinta maaliyada wadamada...

Imtixaaan loogu tartamayo shaaqooyinka mashruuca horu marinta bulshada xoolo dhaqatada oo maanta Jigjiga lagu...

In kabadan 5 boqol oo dhalinyarada wax baratey ee deegaanka ayaa isugu yimid ka qayb qaadashada imtaxaan ay si gaar ah ugu...

Dhismaha saylada xoolaha ee deg.Boodalay oo meel fiican maraya.

Maamulka degmada boodalay ee gobolka qoraxay ayaa sheegay in dhismaha mashruuca saylada xoolaha ee laga dhisayo centarka galadiid uu door...

Ra’iisal wasaaraha Kanada oo Itoobiya booqon doona.

Ra'iisal wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa booqn doona dalkan Itoobiya, Jarmalka iyo Senegaal, waxaanu maalinta bari ah ku soo beegan yahay...

Jawaabaha ugu muhiimsanaa ee R/wasaare Dr Abiy Axmed ka bixiyey Su’aalihii ay Baarlamanka dalku...

isbadalka kahor itoobiya waxay gaadhay heer uuna wadanku horay usocon karin oo cakiran.• isbadalka kadib waxaa lagu guulaystay in Maxaabiis tiro...

Ururka caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqey xaalad deg deg ah.

Ururaka caafimaadka addunnka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (WHO) ayaa ku dhawaaqdey in xanuunka Corona loo yaqaano ee...

Degmada Wardheer oo ku guulaysatay beerida calafaka xoolaha markii ugu horeysay.

Xafiiska horumarinta xoolaha iyo reer guuraga dagmada wardheer ayaa sheegay markii ugu horaysay inay Ku guulaysteen beerista 20 Hiktaar oo calafka xoolaha...

Shir looga hadlayo nabada iyo horumarka oo lagu qabtay degmada Mooyaale.

Kulankan oo lagu qabtey Dugsiga hoose dhexe ee Jaamuq ee degmada Mooyaale ee gobolka Daawa,oo ay ka qaybgaleen qaybaha kala duwan ee...

Wada hadalo sedex geesood ah oo Asmara uga socda madaxda Itoobiya,Soomaliya iyo Eretria.

Wada hadaladan ayaa waxaa ka qayb galaya Raiisulwasaare Dr Abiy axmed, madaxweyne maxamed cabdilaahi farmaajo iyo madaxweyne Isayas Afawarqi.Wadahadaladan ayaa muhiimadda...

Hogaaminta sare ee Xisbiga barwaaqo ayuu tababar uga furmay magaalada Adaama.

Ku xigeenka madaxa Xafiiska golaha Xisbiga barwaaqo mudane Meles Alemu ayaa war murtiyeed uu soo saaray ku cadeeyey in hogaaminta sare...

Stay connected

96,636FansLike
- Advertisement -

Latest article

Tababarka xisbiga barwaaqo hada toos uga furmey Doolo Cado.

Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen...

Madax ka socotey hay’ad Jabaaniis ah oo booqdey mashruuca G/Godey.

Mas'uuliyiin sare oo ka socdey hay'ada laga leeyahay dalka Jabaan oo dhinaca horu marinta kaabayaasha dhaqaalaha u qaabilsan, marka magaceeda la...

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...