Home Wararka Page 40

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Shirkii Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida iyo argtidad dadweynaha

Waxaa maalinkii shalay ahayd lagu so oaf jarey shir weynihii 10 aad ee xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida oo ah...

Hogaanka cusub ee XDS oo maanta fadhigoodii ugu horeeyey yeeshey.

Kulankaas ayaa waxaa ka soo qayb galay xubnaha golaha dhexe,gudiga daba galka Iyo gudiga fulinta ee cusub ee Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida.

Ra’iisalwasaaraha dalka oo maanta booqasho ku yimid Jigjiga.

Ra'iisalwasaarahah dalka Dr. Abyi Axmed iyo wafti uu hogaaminayey ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaarahada ee...

Xubnaha gudiga Fulinta ee XDS iyo kuwa dhexe oo maanta la doortey

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo afmeerey shirweynihii Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida waxaana halkaas si rasmi ah loogu doortey xubnaha gudiga fulinta...

Shirwaynaha 10aad ee XDSHSI iyo sida uu maanta u dhacey.

Sidaan wararkayagii hore ku sheegnay waxaa saaka si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta...

Shirweynaha Xisbiga oo shir gudoon doortey.

Shir weynaha xisbiga dimoqraadiga Shacabka Soomaalida oo maanta Jigjiga si rasmi ah uga furmey ayaa doortey shir gudoonka shirka, waxaana...

Shirweynaha 10aad ee XDSHSI oo maanta si rasmi ah uga furmey magaalada Jigjiga

Waxaa maanta xarunta shirarka ee madaxtooyada  ismaamulka Soomaalida si rasmi ah uga furmay shir weynihii 10aad ee...

Shirwaynihii 10aad ee X.D.SH.S.I ayaa kafurmay hoolka shirarka ee kali.

Shirwaynihii 10aad ee X.D.SH.S.I ayaa kafurmay hoolka shirarka ee kali. Waxaa si rasmi ah uuga furmay hoolka shirarka kali...

Madaxa Xarunta Dhexe Ee XDSHSI Oo ka warbixiyay geedi socodkii diyaargarowga shirwaynaha XDSHSI.

Madaxa Xarunta Dhexe Ee XDSHSI Oo ka warbixiyay geedi socodkii diyaargarowga shirwaynaha XDSHSI. Madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI mudane...

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe muxumed cumar oo ka warbixiyay xaalada guud ee deegaanka…..

https://www.youtube.com/watch?v=A2H6lXynm-s&feature=youtu.be

Stay connected

90,628FansLike
- Advertisement -

Latest article

Ra’iisal-wasaare Dr Abiy Axmed oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Norway marwo Erna Solberg.

Raysul-wasaaraha dalka itoobiya Dr Abiy Axmed oo maalintii shalay dalka Norway lagu gudoonsiiyay bilada nabada aduunka, ayaa kulan wada xaajood ah la...

Khudbadihii laga jeediyey xafladii gudoonsiinta RW Abiy bilada nabada.

Waxaa maanta lagu qabtey madasha lagu bixiyo bilada nabada (Nobel Peace prize), ee ku taala caasimada Wadanka Noway...

Xafiiska xanaanada xoolaha oo xadhiga ka jarey xarun caafimaad.

xafiiska xanaanada xoolaha ee DDS ayaa maanta xadhiga ka jarey xarun caafimaad oo xanaanada xoolaha ah, taasi oo laga yagleeyey degamada Shilaabo...