Home Wararka Page 46

Wararka

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

madaxwaynaha deegaanka oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay waraabinta SRTV.

madaxwaynaha deeganka mudane Mustafe Muxumed Cumar oo warbaahinta SRTV xafiiskiisa ugu waramayay Ayaa ka hadlay dhinacyo badan.

Hogaanka Nabada galyada Deegaanka oo ka hadlay xaalada amaanka deegaanka.

Hogaanka nabadgalyada iyo cadaalada deegaanka Soomaalida mudane Cabdicaadil Xasan Cabdi oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka...

Aragtida dadweynaha ku dhaqan gobolada deegaanka iyo sida ay u arkaan shirkii 10aad ee...

dadweyanaha ku dhaqan deegaanada kala duwan ee ismaamulka Soomaalida ayaa ka dareen celiyey shirkii xisbiga ee dhawaan ku soo gabagaboobey magaalada...

Ergooyinkii shirka ka soo qayb galey oo soo dhaweeyey sida shirku u dhacey

Ergooynkii kala duwaanaa ee shirka ka soo qayb galey ayaa soo dhaweeyey sida uu u dhacey shirkii xisbiga ee 10aad waxaaney aad...

Shirkii Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida iyo argtidad dadweynaha

Waxaa maalinkii shalay ahayd lagu so oaf jarey shir weynihii 10 aad ee xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida oo ah...

Hogaanka cusub ee XDS oo maanta fadhigoodii ugu horeeyey yeeshey.

Kulankaas ayaa waxaa ka soo qayb galay xubnaha golaha dhexe,gudiga daba galka Iyo gudiga fulinta ee cusub ee Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida.

Ra’iisalwasaaraha dalka oo maanta booqasho ku yimid Jigjiga.

Ra'iisalwasaarahah dalka Dr. Abyi Axmed iyo wafti uu hogaaminayey ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaarahada ee...

Xubnaha gudiga Fulinta ee XDS iyo kuwa dhexe oo maanta la doortey

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo afmeerey shirweynihii Xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida waxaana halkaas si rasmi ah loogu doortey xubnaha gudiga fulinta...

Shirwaynaha 10aad ee XDSHSI iyo sida uu maanta u dhacey.

Sidaan wararkayagii hore ku sheegnay waxaa saaka si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada...

Shirweynaha Xisbiga oo shir gudoon doortey.

Shir weynaha xisbiga dimoqraadiga Shacabka Soomaalida oo maanta Jigjiga si rasmi ah uga furmey ayaa doortey shir gudoonka shirka, waxaana...

Stay connected

96,636FansLike
- Advertisement -

Latest article

Tababarka xisbiga barwaaqo hada toos uga furmey Doolo Cado.

Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen...

Madax ka socotey hay’ad Jabaaniis ah oo booqdey mashruuca G/Godey.

Mas'uuliyiin sare oo ka socdey hay'ada laga leeyahay dalka Jabaan oo dhinaca horu marinta kaabayaasha dhaqaalaha u qaabilsan, marka magaceeda la...

Taliye ku xigeenka booliska DDS, oo ka war bixiyey shir amni oo ay ka...

Taliye ku xigeenka booliska DDS G/sare Cali Samire Sigad ayaa ka war bixiyey shir looga hadlaayey dhinaca nabad galyada...